Food Safety and Security Self Audit Checklist - Somali
2 pages
Tagalog

Food Safety and Security Self Audit Checklist - Somali

-

Le téléchargement nécessite un accès à la bibliothèque YouScribe
Tout savoir sur nos offres
2 pages
Tagalog
Le téléchargement nécessite un accès à la bibliothèque YouScribe
Tout savoir sur nos offres

Description

SOMALIBADBAADADA IYO CAAFIMAAD QABKA RAASHINKA IYO AMNIGA LIISKA SAXIDA QOFKAGoobta ama dhismaha: ________________________________________________Cinwaan:_________________________________________________________________________________ Ilaaliyeh: _____________________________________________________________ Taariikhda: ___________________________________________________________________________Isticmaal liiska saxida halmar bishii si aad u qiimayso wadashaqayntaada baaqa raashinka ee qaranka. 1. Ma khuseyso mawduuca; 2. Nidaam ma jiro; 3. Wuxuu u baahan yahay hagaajin; 4. Fiican; 5. Nidaam Fiican. Caafimaadka Shaqaalaha, Nadaafada iyo Tababarka 1 2 3 4 5 Majiro Waxsaxida loo baahan yahay Taariikhda la #dhamaysti1 Diiwaangalinta jirada shaqaalaha? 2 Shaqaalaha matagaya ama calool xanuun ma laga saaray goobta? 3 Shaqaalaha ma raacay nidaamka gacmo dhaqida? 4 Xad u yeelida shaqaalaha inuu ku taabto gacantiisa oo maran raashinka diyaarka ah oo la cuno iyo raashinka la bixinayo? 5 Xad u yeelida shaqaalaha inuu cuno, cabo ama inuu ku isticmaalo tubaakada sigaarka meelaha loogu adeego raashinka? 6 Waxyaalaha shaqaalaha uu leeyahay oo lagu xareeyay meel ka fog meelaha raashinka lagu kaydiyo/meelaha lagu diyaariyo? 7 Shaqaalaha ma loo tababaray badbaadada raashinka? 8 Shaqaalaha ma loo tababaray amniga raashinka? Ka difaacida in la fadareeyo 9 Raashinka ma laga fogeeyay in la ...

Informations

Publié par
Nombre de lectures 80
Langue Tagalog

Extrait

BADBAADADA IYO CAAFIMAAD QABKA RAASHINKA IYO AMNIGA LIISKA SAXIDA QOFKA
Goobta ama dhismaha:
________________________________________________
Cinwaan:_
________________________________________________________________________________
Ilaaliyeh:
_____________________________________________________________
Taariikhda:
___________________________________________________________________________
Isticmaal liiska saxida halmar bishii si aad u qiimayso wadashaqayntaada baaqa raashinka ee qaranka.
1. Ma khuseyso mawduuca; 2. Nidaam ma jiro; 3. Wuxuu u baahan yahay hagaajin; 4. Fiican; 5. Nidaam Fiican
.
#
Caafimaadka Shaqaalaha, Nadaafada iyo Tababarka
1
2
3
4
5
Majiro
Waxsaxida loo baahan yahay
Taariikhda la
dhamaysti
1
Diiwaangalinta jirada shaqaalaha?
2
Shaqaalaha matagaya ama calool xanuun ma laga saaray goobta?
3
Shaqaalaha ma raacay nidaamka gacmo dhaqida?
4
Xad u yeelida shaqaalaha inuu ku taabto gacantiisa oo maran
raashinka diyaarka ah oo la cuno iyo raashinka la bixinayo?
5
Xad u yeelida shaqaalaha inuu cuno, cabo ama inuu ku isticmaalo
tubaakada sigaarka meelaha loogu adeego raashinka?
6
Waxyaalaha shaqaalaha uu leeyahay oo lagu xareeyay meel ka fog
meelaha raashinka lagu kaydiyo/meelaha lagu diyaariyo?
7
Shaqaalaha ma loo tababaray badbaadada raashinka?
8
Shaqaalaha ma loo tababaray amniga raashinka?
Ka difaacida in la fadareeyo
9
Raashinka ma laga fogeeyay in la fadareeyo?
10 Meesha raashinka la saaro ma la nadiifiyey mana la safeeyay?
11 Istaraashooyinka oo si haboon loo isticmaalo iyo oo lagu rido
daawooyinka safeeya?
12 Waxyaalaha gacmaha lagu dhaqo oo si haboon loo raseeyay lana
heli karo?
13 Ka ilaalinta meelaha saladka lagu jaro iyo meelaha raashinka lagu
raseeyo?
Wakhtiga iyoHeer-kulka oo u Keeni Kara Raashinka Khatar
(qorida heer-kulka oona la qoray maalin walba)
14 Raashinka waa in qaboojin yar lagu sameeyaa 140°F ilaa 70° F
mudo 2saacadood iyo lagabilaabo 70°F ilaa 41°F mudo 4
saacadood?
15 Khatarta ka imaanaysa raashinka lagu kariyay heer-kulka gudaha
inta ugu yar ee laga rabo?
16 Waxa kulul ee kor loo qaado, raashinka waa in lagu hayaa 140° F
ama ka badan?
SOMALI
Twin Cities Metro Advanced Practice Center
1
st
Edition, Fall 2007
Advanced Practice Centers
17 Waxa kulul ee kor loo qaado, raashinka waa in lageeyaa kuwa
marlabaad la kululaynayo 165° F mudo 15 daqiiqadood?
18 Waxa qabow ee kor loo qaado, raashinka waa in lagu hayaa 41° F
ama ka yar?
19 Raashinkia waa in la taariikheeyaa iyo warqad lagu dhajiyaa?
20 Heer-kulka la isticmaalay iyo oo si sax loo qiyaasay?
Ilaha La Aqbalay
21 Badeecadaha laga soo gaday tijaarooyinka wanaagsan eemagac leh?
22 Waxa la soo waarido oo la qoray oona la helikaro iyo diyaarna ah?
23 Badeecada oo la baaray in la gacma-gacmeyn ama la fareyn
diyaarintii ka hor?
Kiimiko
24 Sun kiimikooyin oo si haboon loo isticmaalay, warqad lagu dhajiyo
meel habboona lagu kaydiyay?
25 Warqada lagu qoro nabadgalyada alaabta kiimikada oo taala iyo tan
la helikaro?
Sax oo loo Isticmaalay Dugsuuda iyo Qalabka
26 Dugsuuda iyo qalabka oo si munaasab ah loogu kaydiyay loona
xafiday?
27 Sadexda-qaybood meesha weelka lagu dhaqo/makiinada weelka
lagu dhaqo oo si haboon loo isticmaalay lana hubiyay in laga
nadiifiyay wasakhdii laga bixiyay ama la illaaliyo biyaha kulul ee
lagu nadiifiyay?
Qalabka Waxfududeeya ee Muuqda
28 Qalabka muuqda oo si haboon loo nadiifiyay, si isdabajoog ah iyo
luuqyada oo laga qaaday waxyaalaha jidadka xira?
29 Dadka aan ka shaqayn meesha raashink oo loo ogolaan in ay soo
galaan iyo meela uu yaalo diiwaanada?
30 Qandaraasleyaasha oo isha lagu hayo inta ay joogaan goobta?
31 Isku-darid Barnaamijka Maamulka Xoolaha loogu tala galay in lagu
maamulo xoolaha?
32 Albaabyaalka furma oo loogu talagalay marka raashinka la soo
galinayo inay xiran yihiin marka aan la isticmaalayn?
33 Nalal munaasab ah oo ku filan meelaha oo dhan?
34 Kaamaro iyo alarmka inay ka shaqaynaya meelaha socodka ay ku
badan yihiin, miiska cuntada laga gurto in laga difaaco in la
fadareeyo ama faraha lala galo?
  • Univers Univers
  • Ebooks Ebooks
  • Livres audio Livres audio
  • Presse Presse
  • Podcasts Podcasts
  • BD BD
  • Documents Documents