Dictionnaire français-somali
463 pages
Français

Dictionnaire français-somali , livre ebook

-

463 pages
Français

Description

Ce dictionnaire présente presque tout le vocabulaire essentiel à la compréhension et à la pratique de la langue française : 10 000 mots, ainsi que de nombreux exemples d'usage, une définition claire et précise, une information grammaticale détaillée, le système phonétique basé sur l'alphabet somalien, des exemples et des contextes et la conjugaison des verbes réguliers et irréguliers. Ce dictionnaire facilite l'étude de la langue française aux Somaliens tout en contribuant à la connaissance de la nation somalie par les peuples francophones.

Sujets

Informations

Publié par
Date de parution 01 janvier 2008
Nombre de lectures 2 344
EAN13 9782296197244
Langue Français
Poids de l'ouvrage 15 Mo

Informations légales : prix de location à la page 0,1700€. Cette information est donnée uniquement à titre indicatif conformément à la législation en vigueur.

Extrait

DICTIONNAIRE
FRANÇAIS - SOMALI
QAAMUUS FARANSIIS - AF SOOMAALIAbdulghani Gouré Farah
DICTIONNAIRE
FRANÇAIS - SOMALI
QAAMUUS FARANSIIS - AF SOOMAALI
L'Hartna ttan@
L'HARMATTAN, 2008
5-7, rue de l'École-Polytechnique; 75005 Paris
http://www.librairieharmattan.com
diffusion.harmattan@wanadoo.fr
harmattan 1@wanadoo.fr
ISBN: 978..2-296-05553-7
EAN : 9782296055537l 1 I.'TaD le cies ffi3[leres: [US111aCa Duuggd
Dédicace (u hibeynra buugga) 7
Introduction (hordhac) 9
Abréviations (erayo naxweed la soo gaabshey) Il
Bibliographie (tixraac) 13
Alphabet français (alifbeetada af faransiiska) 15
Grammaire française (naxwaha af faransiiska) 17
Le Dictionnaire (qaamuuska) 29Je dédie ce livre
à ma grand-mère
Batulo H. Osman SHARMARKE.
Des sagesses: xigmado hare 100 yiri.
«Je tombe parfois, mais je me relève toujours:
waa kufaa marmarka qaarkood, laakiin waa
ka toosaa (waa ka kacaa). ».
Nietzche
«Ce qui ne te tue pas te rend plus fort: wixii
aan ku dilin 00 dhib ah 00 ku 500 gaara
adadkaan baad ka qaadaa.».
NietzcheINTRODUCTION: HORDHAC
Qaamuuskaan 00 hawshiisu muddo dheer qaadatay waa mid uu qofka
soomaaliga ah ee doonaya inuu barto af faransiiska iyo weliba shisheeyaha
af faransiiska ku hadla ee baahida u qaba af soomaaliga waxtar weyn u
yeelanaya.
Erayada af faransiiska ah ee qaamuuskaani ka kooban yahay waxay
gaarayaan ilaa 10000 00 erayo iyo weero isugu jira.
Erayadaas 00 ah badankoodu kuwa ugu isticmaalka badan
adeegsigooduna joogtada yahay xagga ku hadalka ama luuqad maalmeedka sida
joogtada ah 100 adeegsado, xagga heerarka waxbarashada kala duwan iyo
xag sayniseedba.
Erayada af faransiisku sida afafka kale ee adduunka mid kasta wuxuu
leeyahay dhowr micne 00 kala duwan, micneyaashaas kala duwan 00 aan
ku muujiyay raqammo kala duwan, sida: 1. 2. 3. ilaa iyo inta micnaha
eraygu soconayo, micneyaashaas 00 ah kuwo la xulay 00 adeegsigoodu
joogto yahay.
Erayada badankooda siiba kuwa uusan micnehoodu caddayn ayaan
waxaan geliyay jumlooyin si fahankoodu u sahlanaado.
Qaamuuskaan waxaa 100 diyaariyay sida ugu fudud ee qofku uga
faa'iidaysan karo. Waxaase hubaal ah inaan akhristuhu eray kasta 00 af faransiis
ah 00 uu la kulmo uusan qaamuuskaan ka wada helayn 00 waa wax aan
suuraggal ahayn. Luuqadda af faransiisku waa luuqad qani u ah 00 aan
daabacaadda ugu horaysa lagu soo wada koobi karin inkastoo halkaan
lagu uruuriyay xaddi aad u farabadan 00 run ahaantii ammaan weyn
mudan.
Qaamuuskaani wuxuu ku jaango' an yahay 00 laga tixraacay
qaamuusyada heerka dhexe ah ee markii horaba erayada ku jira 100 xulay si ay u
daboolaan baahida guud ee luuqadeed.
Si ay akhristaha ugu fududaato habka dhawaaqa erayada af faransiiska
waxaan eray kasta ku hor qoray dhawaaqiisa saxa ah 00 af soomaali ah
ama sida ugu dhow ee loogu dhawaaqi karo, taasoo mararka qaarkood aad
9u adag in la iswaafajiyo dhawaaqa saxa ah ee erayga iyo sida uu af soomaali
ahaan ugu dhawaaqmayo.
Meelaha ay iswaafajin la'aantaasi ka jirto waxaa ka mid ah erayada ku
dhammaada: -eur, -œur, -ment, -in, -ain, iwm.
Ereyada ku dhammaada: -in, -ant, -and, iwm waxaan xarafka «n» iyo
shaqallada ka horeeya kala dhexgeliyay «hamsa» muujinaysa in «n» da
erayga ugu damaysa aan si buuxda 100 akhrinayn ee sanqada lagaga
dhawaaqayo, sida: grand [graàn] iwm.
Si kastoo qoomiyadaha adduunka ee af faransiiska ku hadla ugu kala
duwan yihiin habka ku dhawaaqa erayada, sida Mrikada madow, Carabta,
Aasiyaatigga iyo xitaa dalka faransiiska gudihiisa 00 Waqooyiga iyo
Koonfurtu kala dhawaaq duwan yihiin, haddana af faransiisku waa af
qadiim ah 00 waayo hare la xasiliyay nidaam iyo xeer la raacana 100
deJlyay.
Ugu dambaystii iyadoo lagu dadaalay inuu qaamuuskaani noqdo mid
u dhigma qaamuusyada caalamiga ah 00 sida qaamuusyada kale ee
adduunka khaladaadkiisu koobnaan doonaan baa misna waxaa dhici karta
in khalad laga helo, sidaadarteed waxaa habboon inaan akhristuhu
arrintaas 00 keliya tixgelin ee uu waxtarka guud ee qaamuuskana tixgelin
suyo.
Waxaa mahad iska leh Allaheenna weyn ee suurtagalka ka dhigay in
qaamuuskaan taabbagalo.
Waxaa kale 00 mahadnaq mudan dhammaan dadkii gacanta ka geystay
muddadii ay hawsha qaamuuskaani socotay 00 ay ka mid yihiin:
Jaqueline Lecarme (CNRS), Nice-France. M. Daniel Rochat et sa femme
Mme Emilienne Rachat, Abdirzaq Ahmed Mohamud-Ganni, Fa'iza
Yassin Du'ale, Mlle et M. Richard, Alain Gonthier, ProE André Guex,
Elisabeth Campiche.
Waxaa sidoo kale mahadnaq baIlaaran iga mudan xaaskayga Ureji
Yassin saburkii faraha badnaa ee ay ii saburtay intii qormada
qaamuuskaani socotay iyadoo had iyo jeer dhiirrigelin iyo taageero joogto ahna ila
garabtaagnayd. Iyo weliba dhammaan dadkii aan la'aantood hawsha
qaamuuskaani marnaba taabbagasheen.
A. Gouré Farah
10ABREVIATIONS - ERAYO NAXWEED LA
SOO GAABSHEY
pré£ préfixe (horkabe)
prép.adj. adjectif(sifo tilmaame) préposition (meeleeye)
pron.adv. adverbe (falkaabe) pronom (magac u yaal)
qch quelque chose (wax / walax)art. article (qodob)
aux. auxiliaire (kabe) qn quelqu'un (qof)
bioI. biologie (biyooloji) rela t. relatif
corn par. comparatif (barbardhig) sIng. singulier (keli)
suf(condit. conditionnel (shuruudley) suffixe (dibkabe)
con). conjonction (xiriiriye) tr. transitif (falgudbe)
déf. v. verbe (fal)défini (cayinan)
dém. démonstratif (tilmaame) voy. voyelle (shaqal)
etc et caetera (iwm: iyo wixii
la mid ah)
ex. exemple (tusaale)
exclam. exclamation (yaab)
( féminin (dheddig)
fam. familier (af suuqi)
gram. grammaire (naxwe)
impér. impératif (amar)
indéf. indéfini (aan cayinayn)
interj. interjection (cod tilmaa
me yaab)
interr. interrogatif (weydiin)
intr. intransitif(fal magudbe)
ffi. masculin (lab)
n. nom (magac)
nég. négation (diidmo)
num. numéral (tiro)
pers. personne (qof)
pl. pluriel (wadar)
pro pronominal (falnoqde)
IlBIBLIOGRAPHIE: RAAD RAAC
Abdulla Mansuur et Ahmed Abdullahi, Qaamuus ltalien-français,
Mogadiscio, juin 1985.
Agostini, Francesco, A. Puglielli et Ciise M. Siyaad, Dizionario Somalo -
Italiano, 1985, Rome.
AwilAli Hashi with Abdirahman A. Hashi, English- Somali Dictionary,
1993, Kuala Lampur, Malaysia.
Axmed F. Cali «Idaajaa» et Omar Au Nuh, Modern English - Somali
phrase book, 1975, Mogadiscio.
Christophe Philibert, Petit Lexique Somali - Français, Paris, 1976.
I. M. Lewis «Grande Somalie» vivant univers, juillet-août 1986,
VéyrasSierre, Suisse.
Margaret Castagno, Historical Dictionary of Somalia, 1999, Bosaso.
Mohamed Abdi Mohamed « Gandhi», Lexique Somali-Français,
octobre 1986, Besançon - France.
Panza Bruno, AfSomaali, 1974, Florence-Italie.
Véronique C. Dibeth, Manuel de conversation Somali - Français,
décembre 1986, Paris - France.
Yaasiin Cismaan Keenadiid, Qaamuuska af Soomaaliga, 1976,
Mogadiscio et Florence.
13ALIFBEETADA AF FARANSIISKA
A [aa]
B [bee]
C [see]
D [dee]
E [e]
F [eef]
G [jee]
H [aash]
I [ii]
J [jii]
K [kaa]
L [eel]
M [eem]
N [een]
o [00]
p [pee]
Q [ku]
R [eer]
S [ees]
T [tee]
U [u]
V [vee]
W [duublevee]
X [iikis]
y [iigreek]
Z [zeed]
15NAXWAHA AF FARANSIISKA
VOYELLES FRANCAISES: SHAQALLADA AI FARANSIISKA
A [aa], sida: lac [laak], papillon [paapiiyoo' n].
A,A [aa], sida: tas [taa], âme [aam].
EU,EUX [00], sida: aveu [aavoo], jeu [j00], lieu [liyoo], yeux [yoo].
EU,ŒU[ee], sida: peuple [poopl], bœuf [beef] .
E [e], sida: je [je], me [me].
É,ÉE,AY[ee], sida: année [aanee], pays [peeyii], pré [pree].
AI[ee], sida: aime [eem], aide [eed], mais [mee].
0, 0, AU[00], sida: sot [soo], drôle [drool], aube [oob].
l, T,ï [ii], sida: ville [viiI], île [iil], maïs [maa'iis].
U [u], sida: mur [mur], usage [uzaaj].
OU,DO[uu], sida: mou [muu], goût [guu].
OU[w], sida: oui [wii], ouest [weest].
UI[wii], sida: lui [lwii], nuit [nwii].
01[waa], sida: moi [mwaa], toi [rwaa].
LE PLURIEL DES ADJECTIFS ET DES NOMS:
WADARTA SIFOOYINKA /YO MAGACYADA
Sida badan eray wuxuu wadar noqdaa
marka lagu daro -s,sida: rue: rues.
Erayada ku dhammaada: -s, -X, -z
dhammaadkoodu isma beddelo marka wadar ama jamac laga dhigo, sida: prix: prix.
Erayada ku dhammaada: -EAU, -AUwadartoodu waxay noqonaysaa: -AUX, sida: veau:
veaux, étau: étaux.
Erayada ku dhammaada: -EUwadartoodu waxay noqonaysaa: -EUX, sida: neveu: neveux
Erayada ku -ou waxay -DUX, sida: bijou: bijoux,
caillou: cailloux.
LE FEMININ DES ADJECTIFS ET DES NOMS:
DHIDDIGGA SIFOOYINKA /YO MAGACYADA
Caadiyan marka eray laga dhigayo dhiddig waxaa la raacshaa -E,
sida: grand: grande, cousin: cousine iwm, haddiise uu -E ku dhammaado waxba iskama
beddelayaan, sida: jeune: jeune.
Erayada ku dhammaada: -ERwaxay dhiddigga noqonayaan -ÈRE,sida: étranger:
étrangère.
17Erayada ku dhammaada: -ET,-EL,-ENwaxay dhiddigg

  • Univers Univers
  • Ebooks Ebooks
  • Livres audio Livres audio
  • Presse Presse
  • Podcasts Podcasts
  • BD BD
  • Documents Documents