SOMALIBADBAADADA IYO CAAFIMAAD QABKA RAASHINKA IYO AMNIGA LIISKA SAXIDA QOFKAGoobta ama dhismaha: ________________________________________________Cinwaan:_________________________________________________________________________________ Ilaaliyeh: _____________________________________________________________ Taariikhda: ___________________________________________________________________________Isticmaal liiska saxida halmar bishii si aad u qiimayso wadashaqayntaada baaqa raashinka ee qaranka. 1. Ma khuseyso mawduuca; 2. Nidaam ma jiro; 3. Wuxuu u baahan yahay hagaajin; 4. Fiican; 5. Nidaam Fiican. Caafimaadka Shaqaalaha, Nadaafada iyo Tababarka 1 2 3 4 5 Majiro Waxsaxida loo baahan yahay Taariikhda la #dhamaysti1 Diiwaangalinta jirada shaqaalaha? 2 Shaqaalaha matagaya ama calool xanuun ma laga saaray goobta? 3 Shaqaalaha ma raacay nidaamka gacmo dhaqida? 4 Xad u yeelida shaqaalaha inuu ku taabto gacantiisa oo maran raashinka diyaarka ah oo la cuno iyo raashinka la bixinayo? 5 Xad u yeelida shaqaalaha inuu cuno, cabo ama inuu ku isticmaalo tubaakada sigaarka meelaha loogu adeego raashinka? 6 Waxyaalaha shaqaalaha uu leeyahay oo lagu xareeyay meel ka fog meelaha raashinka lagu kaydiyo/meelaha lagu diyaariyo? 7 Shaqaalaha ma loo tababaray badbaadada raashinka? 8 Shaqaalaha ma loo tababaray amniga raashinka? Ka difaacida in la fadareeyo 9 Raashinka ma laga fogeeyay in la ...